Breaking Madaxweyne Deni oo Casumaad rasmi ah ka helay Emeraatka

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa inuu u duulo Dalka Isutaga Emeraatka Carabta halkasoo uu ka helay Martiqaad, Madaxweynaha ayaa laguwadaa inuu ku hakad Adis Ababa.

Dowlada Emerateka iyo Puntland waxaa ka dhexeeya Xiriir Ganacsiga iyo Mid Siyaasadeed oo soo jireen ah, socdaalkaana wuxuu sii xoojinayaa xirrirkaad walaaltinimo.

Wixii Faahfaahin ah kalasoco wararkayaga dambe.

Puntlandi.com
Garowe

<