Madaxweyne Deni iyo Kuxigeenkiisa Karaash oo Qado u sameeyey Labada Gole ee Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid CabdullaahibDeni iyo Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash ayaa Casumaad Qado jamce ah u Sameeyey Xubnaha Golaha Wasiirada iyo Baarlamaanka Puntland.

Madaxweyne Madaxweynaha Puntland Mudane Deni ayaa labada Gole u sharaxay sababta uu u casumay isagoo sheegey in kulankaan uu bilow u noqon doono kulamo soo socda oo mar walba ay labada Golo ku wada tashan doonaan.

Madaxweynuhu wuxuu labada Gole Xusuusiyey Sababtii loo aasaasay Puntland iyo ujeedka laga lahaa tasoo uu ku macneeyey meel hurumar iyo inay noqoto meel dhinac Amaan iyo horumarba uga duwan Soomaaliya interface kale ayna noqoto meel ay had iyo jeer Soomaalida kale ay daydaan.

<