Bangiga Puntlanf oo la balaarinayo Lana casriyaynayo

Bangoga Dowliga ah ee Puntland ayaa waxaa lagu bilaabi doonaa dib u habayn lagu hotnarinayo Laguna balaarinayo.

Mashruucaan oo kharashaad badan ku lacagta ayaa sare loogu qaadayaa Hay’ada iyo Adeega Baangiga.

Wasaarada Maaliyada iyo Masuuliyiinta Bangiga ayaa wada jirin saxiixay maanta Qorshahaan cusub, Adeega cusub re lagusoo kordhinayo Bangiga ayaa sahlaysa in Lacagaha si fudud oo Electronik ah looga soo dhiibo meel walba oo Dalka ah.

Canshuuraha ayaa si toosa oo Nambarusa waxay ugusoo dhacaysaa Bangiga.

Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shire iyo Agaasimaha Bangiga Maxamed Faarax.

Puntlandi.com
Garowe

<