Breaking News—- Kulankii Madaxda Madasha Xisbiyada qaarkood iyo Madaxweyne Farmaajo oo soo dhamaadey

Kulankii Galabta dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Madasha ay ku mideysan yihiin qaar kamida Xisbiyada Qaranka ayaa soo udlandey wax yar ka hor Salaadii Makhrib xiliga Soomaaliya.

Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh oo ka qayb galay kulanka ayaa goor dhow Saxaafada la hadli doona.

Waxa kasoo baxay kulanka wali cidna lalama wadaagin,
Kala soco Puntlandi.con Shirka ay qabanayaan Madaxda Mucaaradka uga qayb galay Shirka.

<