Breaking News Elmaas Elman oo lagu dilay Xalane

Innaa Illaahay wa inaaa ilayhu raajucuun

Waxaa goor dhaweyd lagu dilay Xeendaabka Xalane Gabar Dhalinyaro ah oo Soomaali ah Elmaas Elman, Baaris ayaa socota sababta loo dilay iyo Cida Dishay.

Gabadhaan ayaa waxay ka dhalatay Qayb la yaqaan ee Reer Kanada ah, Walaasheed bil ka hor ayay ku jirtay Dadka loosoo bandhigay inay ku guulaystaan Nobel Peace Prize. Oo iyada xitaa waxay ka qayb qaadataa Horumarinta iyo Nabada.

Sagaashanadkii ayaa Aabahood lagu dilay Muqdisho.

Puntlandi.com
Muqdisho

<