Xaashi Aaden Cilmi oo Gaalkacyo lagu dilay

Waxaa maanta Gaalkacyo lagu dilay Alla ha u naxariistee Xaashi Aaden Cilmi oo kamid ahaa Dambi Baarayaasha Gobolka Mudug.

Kooxo hubeysan ayaa sidii caadada ahaa toogasho ku dilay Marxuumka.

Cidna ilaa hada ma sheegan Dilkaan mana jiraan cid loosoo qabtay ama lagu taad joogo.

Gaalkacyo waxay kamid tahay Magaalooyinka caanka ku ah silakka noocaan ah ilaa hadana Maamulada isaga dambeyey Magaalada iyo Dhacabka Gaalkacyo wax xal ah uma helin umaƱa muuqdaan kuwo xal u haya dilalkaan qorsheysan.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<