Wasiir u Dowlada Dekadaha Puntland oo Xilka loo dhaariyey

Wasiir u Dowlada Bada iyo Dekadaha Puntland Yusuf Maxamed wacays dhedo ayaa maanta xilkiisa loo dhaariyey.
Munaasabada Xildhaarita oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa goob joog ahaa Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni.

<