Daawo Khudbadii qiimaha badnayd ee Hogaamiyaha Wadajir Abdirahmaan Cabdishakuur ee London

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo iminka ku sugan Dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la hadlay Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK.

Gudoomiyaha Wadajir ahna Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Wadajir ayaa Jaaliyada wuxuu uga xogwaramay Xaalada Siyaasadeed ee Dalkeena.

Khudbadaan ayaa lagu tilmaamey iney tahay khudbadii ugu qiimaha badnayd ee uu Jeediyo Siyaasi Soomaaliyeed Sanadkaan 2019.

Hoos ka daawo

<