Sargaal kasoo goodtay Soomaaliland oo usoo galay Puntland

Gaashaanle Dhexe Sahal Faarax Raage oo ka tirsanaa Ciidamada Soomaaliland waxaad Cadaalada ayaa maanta wuxuu Garowe ka shaaciyey inuu kasoo goostay Hargaysa sababo Cadaado daro oo uu tababaro awgeed.

Dargaalka ayaa wuxuu ka mid ahaa Xeer ilaaliyaadha Ciidanka, wuxuuna in mudo ah ka tirsanaa Ciidanka Difaaca Soomaaliland.

Cadaala darada ka jirta Soomaaliland waa mid baahsan oo xitaa Ciidanka lugta lasoo gashay, hada waxay gaartay heer aan loo adkeysan Karin, ayuu yiri Raage.

Soomaaliland wali kama aysan hadlin Sargaalkaan kasoo goodtay ee isusoo dhiibay Puntland, Sargaalku wuxuu kasoo jeedaa Gobolka Sanaag .

Hoos ka daawo
Hoos skandaleombruste

<