Daawo Shir Jaraa’id Garoowe : – Gaashanle Sare Sahal Farax Raage Xeer -ilaaliyihii Maxakamada sare Ciidamada maamulka Hargeisa oo maanta ku soo biiray Ciidanka Daraawiishada Puntland

Gaashanle Dhaxe Sahal Farax Raage oo ahaa Xeer-ilaaliyihii Maxkamada Sare ee Ciidamada Maamulka Hargeisa oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa sheegay inuu si rasmi ah ugu soo biiray Ciidamda Darwaaiishta iyo Difaaca Puntland.

Gashaanle Dhaxe Sahal baa sheegay in damiirkiisu uu siin waayey inuu ka sii mid ahaado maamulka Somaali-diidka ah ee ka shaqeynaya ka qoqobka iyo kala goynta Umadda Somaaliyeed.

Halkan ka daawo Shirkii Jaraa’id ee Gashaanle Dhexe Sahal.

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<