Breaking News—-Rasaas ka dhacaysa Xamar iyo Afgooye dhexdeeda

Wali Faahfaahin lagama hayo Rasaas caawa fiidkii laga maqlayo meel u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye.

Dadka deegaankaas ka agdhow ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey iney maqlayaan dhawaaqa rasaasta, mana ay oga cida israsaasaynaysa.

Axmed Yare oo degan meel u dhow kantaroolka ayaa wuxuu yiri “Rasaas xoogan ayaa la iswaydaarsanayaa, cabsi baa jirta”

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<