Tacsi Marxuum Cabdiqafaar Jamac Farax Khatal oo saaka ku geeriyoodey Dalka Denmark

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Denmark waxay ka tacsiyeynayaan Geerida ku timid Marxuum Xaaji Cabdiqafaar Jamac Farax Khatal oo saaka ku geeriyooday Dalka Denmark.

Waxaa sigaara tacsi loogu dirayaa Caruurtii iyo Xaasaskii Marxuumka oo kala jooga Denmark iyo Gaalkacyo.

Waxaan Illaahay uga baryaynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf iyo in Illaahay Samir ka siiyo Caruurtii iyo Ehelkii uu ka tagay.

Aaaaaaaaamiiin Aaaaamiiin

<