Breaking News : – Shacbiga Puntland ku farax Bosaaso Guul bay ku dhamaatay, Cadow ka nax iyo Heestii Puntland ” Waa GOBOW iyagaa u gurmaday Guusha Maanta timid “

Shacbiga Puntland waxaanu ugu bishaareynaynaa in ay guul ku dhamaatay Xasaradii uu Cadowga Puntland buunbuuniyey ee laga sheegaayey Magaalada Bosaaso Deeqa.

Waar sow Sagaaro nama barto.

Allaah ha u naxariistee Generaal Maxamed Abshir Muuse baa hore u yiri : WAANU MURANAAYE,ISMA DILNO

Halkan ka fiirso Heestii Boosaaso DEEQA

<