Breaking News— Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Uhuru oo Shir u socdo hada

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa goordhaweyd ku kulmay Magaalada Nairobi kulankaasoo looga wada hadlay Khilaafka labada Dal.

Ilaa hada cidna ma oga waxyaabaha lagawada hadlay.

Shir jaraa’id ayay wada qabanayaan labada Masuul.

Puntlandi.com

<