Breaking News— Abwaan Cabdirshiid oo loo doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland

Mudane Cabdirshiid Yusuf Jabrik ayaa cod aqlabiyad ah ugu guulaystay inuu boqdo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland kadib markii Xilka laga qaadey Gudoomiyihii Hore Mudane CabdiXakiin Dhooba Daareed.

Gudoomiyaha Cusub Cabdirshiid Yusuf Jabril ayaa helay 45 cod halka Cabdi Jamaal euxuu helay 17 cod.

Gudoomiyaha cusub Abwaan Cabdirshiid oo lagu yaqaan Halgankiisii dheeraa ee uu usoo galay Ka qaybqaadashada Dowladnimada Puntland ayaa waxaa horyaal shaqooyin badan oo ka jira Gudaha Baarlamaankiisa.

Puntlandi.com
Garowe

<