Xildhibaanada labada Aqal ee Beesha Mudulood oo shir la isugu yeeray

Duubabka Beesha Mudulood ayaa shir deg deg ah isugu yeeray Xildhibaanada labada Aqal ee Federaalka Soomaaliya, Sida aan xogta ku helnay kulanka wuxuu ka dhan yahay Xukuumada Federaalka.
Mid kamid ah hogaanka Dhaqanka ee Beesha Mudulood ayaa wuxuu sheegay in Xildhibaanku laga waayo kulanka ay Beesha go’aan cad ka qaadan doonto.

Kulanka waxaa kaloo lagu casumay Madaxweynayaashii hore iyo Raysal wasaarayaashii hore ee Beesha.

Masuuliyiin kale oo isla Beesha ah ayaa lacasumay.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<