
Wadada laamaha ee isku xirta Bosaso iyo Garowe ayaa lagu wadaa in dhismeheedu uu bilowdo maanta oo Axada 19.11.2019, Waxaa sidaas Puntlandi.con wasaarada Gaadiidka Puntland.
Shirkadii Shiinaha oo horay u dhigtay Garoonka Diyaaradaha Bosaso ayaa qayb ka ah Dayactirka Wadada, waxaana la qorsheeyey in mudo kooban ay ku dhameeyaan Mashruuca.
Wadada Waxaa la doonayaa in la balaariyo oo la casriyeeyey.