Madaxweyne Farmaajo oo aakhirkii tagay Baledweyne

Kadib dhaliilp badan oo loo jeediyey Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo Madaxda ugu saaraysaa ay ka dhaga furaydteen Mashaqada ka taagan Gobolka Hiiraan iyo dhaliilo gaara oo loosoo jeediyey Madaxweynaha ayaa Maanta wuxuu Madaxweyne Farmaajo Booqdey Magaalada Baladweyne.

Madaxweynaha ayaa lagusoo Sawirada isagoo dhex ligsynets Biyaha Sadex todobaad ka hor hirqiyey Baledweyne.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu u kuurgalayaa Xaalada Deegaanka oo wali marxalad Adag ku jira.

<