Madaxweyne Deni oo noqday Madaxweynihii ugu shacbiyada badnaa Puntland

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo maanta si diiran loogusoo dhaweeyey Degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal (Eeg Sawirada) ayaa wuxuu noqdey Madaxweynihii ugu shacbiyada badnaa marka loo eego Madaxweynayaashii ka horeeyey Markay Xilka hayeen Mudo sanad ka yar, Guud ahaan Deegaanada Puntland ayaa laga dareemayaa Shacbiyada Madaxweynaha.

Madaxweyne Deni ayaa maalmahaan wuxuu safaro kusoo kala bixiyey Gobolada Puntland badankooda.

Shacabka Puntland ayaa waxay aaminsan yihiin in Madaxweyne Deni uu ku guuleystay inta badan shaqooyinkii loo igmaday, Hogaamintiisana aad ayay udoo dhaweeyeen.

Hoos ka daawo soo dhaweyntii maanta ee Reer Dangoroyo

<