Daawo Xaalada Baledweyne iyo kaalma la”aanta haysata

Xaalada Baledweyne ayaa kasii saraysa , Shacabka Deegaankana wali ma aysan helin kaalmadii ay u baahnaayeen, Dowlada Federaalka ayaa lagu eedeeyey inay ka gaabiyeen ka qayb qaadashada DaryeelkaShacabka ku nool Baledweyne.

Hoos ka daawo Sawirada

<