
Barnaamijka Horumarinta Puntland ee Xukuumadu wado ayaa waxaa qayb ka ah Mashaariic ka dhalatay Safarkii uu Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu Ku tagay Dalka Shiinaha bishii Ogoosto ee Sanadkaan.
Safiirka Shiinaha wakiilka uga ah Soomaaliya Mudane Qin Jian ayaa maalmahaan wuxuu booqasho ku joogay Puntlanf si uu u xaqiijiyo fulinta Mashaariicdii Madaxweyne Saciid Deni uu ka keeney Shiinaha, Dowlada Shiinaha ayaana udoo wakiilatay Safiirkooda.
Ambasador Qin Jian wuxuu hada booqasho ku marayaa Deegaanka Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal.
Safarka Safiirka waxaa ku weheliya Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidkooda Puntland
Hoos ka daawo Sawirada