Fariin ku Socota Shacabka Puntland ee Xeebaha ka agdhow


Sida ay odorasayaan Howlwadeenada Hawada iyo Cilimalada Waxaa Xeebaha Puntland lagayaabaa iney kusoo Wajahantahay Duufaan xoogan oo Waxyeelo uvgeysan karta Duunyo iyo Dadba.

Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland waxay Faraysaa shacabka in laga bilaabo maanta in laga fogaado Dhul Xeebeedka Bari ee Puntland.

Digniintaan waxay ku socotaa Guud ahaan Deegaanada Xeebaha Puntland gaar ahaan Gobolada Sanaag.Haylab , Gatdafuu iyo Bari.

Duufasntaan waxay dhowr KM saagaaraysaa dhulka ku teedsan Xeebaha, waana mid Awood badan lagana yaabo iney Fatahaad badeed Sameyso.

Waxaa Dadka ku nool Xeebaha la farayaa ineysan kaligood socon ee ay iska ag dhowaadaan.

Hadaad Fariintasn aragtaan fadlan gaarsii Hadaad cid ka taqaan Goboladaas kor ku xusan.

Wixii Faahfaahin SMS gurmad ah la xiriir Xarunaha Dowlada iyo Ciidamada ee Deegaan kaaga.

<