10 Qof oobwali lawaysan yahay, kadib markii Wabigu qaadey Dooni, Baledweyne

Dooni ay Saaraayeen Dad isugu jira Masuuliyiin iyo Ciidan oo gaaraya 19 Qof ayaa waxaa Dionidii ay saaraayeen waxaa qaadey Wabiga Magaalada Baledweyne, 10 Qof ayaa biyuhuvqaadeen.

Qof goobta joogay ayaa Howlwadeenada Puntlandi.com wuxuu ku yiri …

Aad ayay u tartamaya Rajadii laga qabo nolosha Dadkaas, Biyo xoogan oo Wabigu keeney ayaa dafay Doonida , Dadka qaar waxay u dabaasheen Geedaha wabiga qaar Geedo ayay iska laalaadiyeen intii lagasoo gaarayay, Dadka lawaysan yahay Waxaa loo badinayaa in dhawac uu soo gaaray durbadiiba sidaas awgeed ay isu badbaadin wasyeen.

Kadib markii Wabigu kusoo fatahay Deegaanada Magaalada Baledweyne waxay saameyn ku yeelanayso noloshii Shacabka ilaa hadana cid si rasmi ugusoo gurmatay ma jirto.

Puntlandi.com

<