Sawiro Shirka Ruushka iyo Afrika, Afrkaankii oo saf u galay bandhiga AK 47 Casri ah

Waa ilhaano iyo caqli Xumo in uu Wadanka Ruushku uu maanta ku casumo Wadamada Afrika Qoriga AK 47.

Madaxda Afrika oo iminka ku sugan Ruushka ayaa loo booqasho geeyey Wadahadal hubka ee Ruushka, waxayna Madaxda Afrika aad u muujiyeen iney aad u xiisaynayaan Qoriga AK 47 noociisa cusub.

Afrika waa macaamiisha kowaad ee iibsata ama uu Ruushku deymiyo AK 47, wuxuuna qorigaan galaaftey Malaayiin Qof oo Reer Afrika ah, 2019 ilhaano ayay ku tahay Afrika in uu Ruushku usoo bandhigo Qorigaan.

Afrika waxay u bashan tahay Waxbarasho ee uma baahan hub iyo Cunto.

Puntlandi.com

<