Muqdisho oo kacdoon ka bilowday

Kacdoon lagasoo Abaabulay Baraha Bulshada ayaa wuxuu ka bilowday Magaalada Muqdisho, Kacdoonka ayaa loogasoo horjeedaa Wadooyinka xiran ee Muqdisho.

Mudaharadayaasha ayaa dalbanaya in la furo Wadooyinka Magaalada Muqdisho o in Mudo ah ay xirta Xukuumada Federaalku, mid kamida mudaharaadayaasha ayaa yiri…

  • Shacabka Muqdisho waxaa ka dhamaaday Dulqaadkii, Garab mayso sababta ay Xukuumadu u xiray Wadooyinka Mudada intaas le’eg, U dul qaadan metro wixii maanta ka bilowda.

Dowlada Federaalku ilaa hada kama aysan jawaabin Cabashada Shacabkasn,

Ilaa hada Mudaharaadku wuxuu u socdaa si nabad galiyo ah waxaase jira cabsi laga qabo in Ciidamada Amaanka ay isku dayaan iney hor istaagaan.

puntlandi.com

<