Daawo Madaxweyne Deni oo Xildhibaanada PL ku canaantay iney shaqadooda qabsadaan, Kana hadlay Waxqabadka Xukuumadiisa

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni oo ka khudbeeyey Baarlamaanka Puntland ayaa wuxuu ka hadlay Waxqabadka Xukuumadiisa 7 dii bileoof ee ay Xilka Heysay.

Madaxweynaha oo u Jawaabayay laba Xildhibaan oo Shantii sano lasoo dhaafay kamid ahaa Agaasimayaashii Madaxweyne Gaas ayaa wuxuu si qodo dheer ugu sheegay in Mudadii uu Xilka hayay ay Xukuumadiisu qabatay wax ay Xukuumadii hore ay shan sano ku qaban wayday.

Madaxweyne Deni wuxuu Xildhibaanada ku canaantay iney shaqadooda qabsadaan ayna Bulshada u adeegaan.

Hoos ka daawo

<