Ruushka oo Deyntii ka cafiyey Afrika

Madaxweynaha Ruushka Puntin ayaa wuxuu ku dhawaaqay inuu Dalkiisu uu ka cafiyey aduun gaaraya 20 Bilyan oo Dollar ay ku lahaayeen Afrika.

Si loo xoojiyo koboca dhaqaale ee Wadamada saboolja ah ee Afrika Waxaan kacafiney Deyntii aan ku lahayn, Ayuu yiri Puntin

Wuxuu kaloo sheegay in Sadexdii sano ee lasoo dhaafay ay Ruushka ku caawiyeen Afrika amalsayiin Dollar oo ay usoo mariyeen Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey.

Pinyin wuxuu hadalkaan ka sheegay Saxaafada Ruushka Maslin ka hor intuusan furmin Shirka Afrika iyo Ruushka oo hada ka socda Ruushka.

Puntlandi.com

<