Ruushka oo Afrikaanka usoo bandhigay AK 47 Noocii u dambeeyey

Shirka Afrika iyo Ruushka ee kasocda Dalka Ruushka ayuu Ruushka wuxuu balan qaadey inuu ka qayb qaadanayo kobcinta dhaqaalaha iyo Amaanka Wadamada Afrika.

Dhinaca kalena wuxuu Ruushka usoo Bandhigay Afrikaanka Qoriga Aduunka ka reebay Afrikaanka ee Aakaha. AK47, Nooc casri ah.

Wadamada Afrika waa macaamiisha kowaad ee ka iibsada Qorigaan Dalka Ruushka.

Wuxuu kaloo Afrikaanka tusay noocyo kale oo hub casri ah.

Wadamada loo booqasho geeyey Warshada Hubka ee Ruushka Soomaaliya kuma jirto, balse Kenya iyo Itooboya ayaa kamid sh Dalalka soo booqdey Warshada hubka sameysa.

Puntlandi.com

<