Wasiirka Beeraha Puntland oo la kulmay jaaliyada Melbourne Australia

Wasiirka Beeraha iyo Cimilada Ismacii Gamadiid oo booqasho ku jooga Dalka Australia ayaa wuxuu kulan is xogwaraysi ah la yeesheen Masuuliyiinta Jaaliyada apuntland ee Magaalada
Melbourne.

Wasiirka ayaa Jaaliyada uga Xog waramay Xaalada Soomaaliya iyo Puntland, gaar ahaan wasaaradiisa iyo shaqooyinka uu qabtaymudadii uu Xilka hayay.

Puntlandi.com
Kismaayo

<