Madaxweyne Farmaajo oo Ruushka u dhioofay

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta waxay u duuleen Dalka Ruushka.

Madaxweynaha ayaa wuxuu ka qayb galayaa Shirweynaha dhex Mari doona Ruushka iyo Wadamada Afrika.

Kulanka oo socon doona Sadex maalmood ayaa waxaa diirada lagu saarayas Xiriirka uu Ruushka la leeyahay Qaarada Afrika iyo xoojintiisa, Ganacsiga iyo Amaanka.

Puntlandi.com
Muqdisho

<