Khilaafka Galmudug oo sare u kacay, Gudi Doorasho oo Ahlu Suna Magacawday

Iyadoo horay Ay XukuumadaFederaalku u Magacawday Gudiga Doorashada Galmudug ayaa maanta waxaa iyana Gudi Magacawday Urur diimeedka Ahlu Suna Waljameeca.

Gudiga io ka kooban 11 Xubnoof wuxuu jawaab u yahay Gudi Muqdisho looga dhawaaqay oo ay Dowlada Federaalku Magacawday, Gudigaasoo Saamilayda Galmudug ay kasoo hor jeesteen.

Gudoomiye Shaakir Cali Xasan ayaa maanta ku dhawaaqay Gudiga Doorashada Galmudug.

Hoos ka akhriso

<