
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa wuxuu Magacaabay Madaxweyne Xigeenka kowaad iyo kan labaad.
Madaxweyne Xigeenka kowaad waxaa loo magacaabay mar kale Maxamuud Sayid Aaden halka isna mar kale loo magacaabay Madaxweyne Xigeenka labaad Cabdulqaadir Xaaji Maxamed Lugadheere.
Hoos ka eeg Wareegtada