Tacsi— Marxuum Xaaji Saciid Ciise (Saciid Adoon) oo Caawa lagu dilay Kismaayo

Ganacasade isla markaasna kamid ahaa Odoyaadha Dhaqanka ee Jubbaland , Saciid Ciise oo ku magac dheeraa Saciid Adoon ayaa caawa lagu dilay Kismaayo.

Ilaa hada laamaha Amaanka kama aysan hadal Dilka Marxuumka.

Ganacsatada Reer Kismaayo ayaa ka tacsiyeynayaan Geerida Marxuumka, Waxay Illaahay uga baryayaan Jano waarta iyo Dambi dhaaf, Ehelkiisiina samir iyo imaan in illaahay ka siiyo Aamiiiin Aaamiin

<