Ilaalo Hotel oo si ulakac ah u diley Taliye Ciidan agagaarka Villa Soomaaliya

Maxamed Sulayman Abubakar oo ahaa mid kamida Taliyayaasha Ciidanka Danab ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa dilay koox isbaaro ku ilaalinayay Hotel ku yaal Muqdisho.

Taliyaha la diley oo caan ahaa ayaa wuxuu isku dayday inuu ka talaabo Isbaarada isagoo saaraan gaari , muran yar kadib Taliyaha isagoo hubeysneyn ayuu gaarigii kasoo degay wax yar markuu usoo talaabsadey dhinicii Isbaaradu taalay ayay Rasaas ooda uga qaadeen.

Kooxda Dilka geysataywaxay ilaalo ka ahaayeen Hotelkii la oran jiray Naaso Hablood oo aan wax Sass ka fogayn Villa Soomaaliya.

Cid ilaa hada loo xiray Dilka Taliyaha ma jirto

Puntlandi.com
Muqdisho

<