
Madaxweynaha Dowlada Puntland oo iminka ku sugan Bosaso ayaa maanta wuxuu kulan Qadovah la qaatay Waxgaradka Gobolka Bari.
Madaxweynaha oo isaga laftiisu Reer Boosasaasood ah ayuu kulanka wuxuu uga xigwaramay Waxgaradka Xaalada Puntland iyo Guud ahaan Soomaaliya.
Wuxuu kaloo uga xogwaramay Safarkiisii Kismasyo.