Baarlamaanka Jubbaland oo Wakhtiga uu Golaha Wasiirada kusoo magacaabayo u kordhinaya Madaxweyne Axmed Madoobe

Sida Dastuurka Jubbaland qeexayobMadsxweynuhu waa inuu mudo bil gudeheed ah laga bilaabo maalinta la doorto uu kusoo dhisaa Golihiisa Wasiirada.

Madaxweyne Xamed Madoobe ayaa dhowaan wuxuu hortagaan Baarlamaankiisa si uu uga dalbado mudo kordhin maadaama marxaladaha ay Jubbaland soo martay awgeed aysan Madaxweynaha u suura galayn inuu soo magacaabo Golihiisa Wasiirada inta aan lagasrin mudada Dastuuriga ah.

Sida Puntlandi.com ay warka ku hayaan Baarlamaanka Jubbaland waxay diyaar u yihiin in Mudada bil ugu daraan Madaxweynaha.

Puntlandi.com
Kismaayo

<