Turkiga oo ogolaadey Xabad joojin uu Maraykanku ku khasbay

Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa todobaadkaan wuxuu sheegay inuusan joojiyeen Howlgalka uu ka wadadii Dalka Sirius Gudihiisa ilaa uu ka wiiqayo Awooda Kurdiyiinta uu horay u taageero joray Maraykanku, Arintaas Maraykanku wuu kasoo hor jeestay, Donald Trump ayaa dhankiisa yiri “ Hadaysan Turkigu joojin Dagaalka Waxaan Birburineynaa Dhaqaalaha Turkiga oo uu maalmo ka hor yiri Lama kulmayo

Erdogan ayaa markale wuxuu Saxaafada ka sheegay inuusan la kulmayn Madaxweyne Xigeenka Maraykanka iyo Wasiirka Arimaha Dibada oo Trump uu usoo diray Ankara.

Maxaa xigay oo maanta isbadalay

Madaxweynaha Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa halmar isbadalay wuxuuna aqbalay Go’aamadii Maraykanka ee ahaa inuu Dagaalka joojiye isla markaasna wuxuu Erdegon aqbalay inuu la kulmo Madaxweyne Xigeenka Maraykanka.

Lama oga sababta keentay isbadalka Madaxweynaha Turkiga laakiin Dadka indha indheeya Siyaasada Turkiga waxay sheegeen in Hadaladii cadcadaa ee Madaxweynaha Maraykanka oo khatar ku ahaaa Fhaqaalaha Turkiga iyo Madaxweyne Erdogan oo aan hadaladiisa ka fiirsan ay Dhaledheere in Turkigu uu wajiho xaalad adag, Trump ayaa todobaadkii hore wuxuu Warqadvu Sorry dhigiisa Turkiga wuxuuna yiri …

  • Mudane Recep Tayyip Erdogan labadeenuba ma dooneyno inaan Masuuliyadeeda qaadno dambiyo ka baxsan Bini’aadimanimada oo ka dhaca Gobolkaas, kolay anigu doonimaayo, Waa inaad joojisay diæuqaynta aad ka wado Gobolka Kurdiyiinta ee Suuriya hadii kale Waxaan burburinayaa dhaqaalaha Turkiga, waan sameyn horaysay waan u sameeyay.”.

Waa markii u horaysay ee hadal saan u cad uu Madaxweyne yiraahdo, waxaa saas isku raacay Siyaasiyiin badan.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u jawaabay Trump  oo yiri ….

  • Turkigu wuu sii wadayaa Howlgalka ilaa ay Jabhada Kurdiga ay kasaarayaan Gobolka , Ilaa 30 km baan Gudaha u galaynaa Suuriya, Waxaan deegaankaas ka  dhigaynaa Goob nabdoon oo aan khatar ku ahayn Amnigayaga, Uma joojineyno cunaqabataybtaas, waxaa nooga wayn Amaankayaga.

Intaas kadib  waan waan hoose ayay labada Dal wada galeen waxay Turkigu si Lama filaan ah ay maanta u aqbaleen iney Duqaynta ay joojiyaan , Jabhada Kurdiyiinta iyana waxay ogolaadey iney  mudo shan Cisho ah uga baxsan Gobolka.

Dadka indha indheeya Arimaha Turkiga waxay sheegeen in Xabad joojintaan ay Turkiga guul uvtahay sababtoo ah awalba wuxuu Turkigu doonayay inuu  Jabhada Kurdiyiinta uu ka saaro Gobolka, heshiiskaan Shanta cisho oo Xabad joojinta waxaa kamid ah in Jabhada Kurdigu ay ka baxdo Gobolka.

 

puntlandi.com

 

 

<