Horudhac : – Jaale Daaroodka Social Media oo dib ugu noqday khaldkoodii 1991 iyo Qiiro Japan-tii Difaaca mirihii Kacaanka iyo Aflagaadada Beelaha Majeerteen,Ogaadeen iyo Hawiye

DIGNIIN : Waxaa socda Olole Dawlada Madaxweyne Farmaajo ay lacago Dollar ah ugu dirayaan shakhsiyaad iyo kooxo jooga magaalooyinka Garbahaaray,Gaalkacyo iyo Boosaaso, kuwaas oo wada kacdoono iyo mudaharaadyo qabiil oo lagu taageerayo Madaxweyne Farmaajo, bulshadana lagu dhagraayo,lagna dhaadhicinaayo in Madaxweynaha iyo Dawlada Daarood ee Farmaajo ay Hawiye mucaarad ku yihiin, isla markaana ay kursiga ka dhacayaan.

Waxaa soo muuqda ifafaalihii hore loo eeday ee 1991 ee Jaale Daarood ay tunka ku qateen, difaana u noqdeen dulmigii Rijiimkii Askartii Kacaanka ee Ummada Somaaliyeed iska dul qadeen.

Lakiin markan Jaale Daarood waa wada WADANIYIIN, sloganka ay wataana waa Difaaca Badda iyo naceybka ay u qabaan NOT ETHIOPIA iyo KENYA ,lakiin waa naceyb beeleysan oo ay u qabaan Axmed Madoobe iyo Siciid Deni iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee Beelaha Hawiye

<