Daawo Farax Macalin Shalay : – ” Kulbiyow mar dambe Xamar lagma xukumi doono ” Maanta waa Jaale Daarood Wadani ah oo Badda Somaaliyeed ka difaacaya Kenya iyo Siyaasiyiinta xanaaqsan !!!

Farax Macalin shalay wuxuu ku qaylinaayey ” Kulbiyow mar dambe Xamar lagma xukumi doono ” maantase Hoteelada Xamar buu jiifa, isagoo ah taageere Madaxweyne Farmaajo,isla markaana ah Wadani geesi ah oo Badda Somaaliyeed ka difaacaya Kenya iyo Siyaasiyiinta xanaaqsan kkkkkk

Halkan ka dhageyso hadladii hore ee Farax Macalin

<