Breaking News— Xalane oo Hoobiyayaal lagusoo tuuray

Xarun xeebeedka Xalane ee Magaalada Muqdisho ay ka degan yihiin Beesha Caalamku ayaa Madaafiic lagusoo weeraray, Madaafiicdasoo ku dhacay hareeraha Xarunta.

Ilaa hada khasaare ma jiro, sidaas ayay Warbaahinta Puntlandi.com warka ku heleen.

Hoobiyayaasha oo ilaa afar Xabo gaaraya ayaa waxay kusoo dheceen meel aan waxba ka fogayn Goob ay Amisom ka degantahay Xarunta Xalane, laakiin meel cidla ah ayay ku dheceen, sidaas ayay sheegayaan wararka u dambeeyey oo aan helnay.

Wali Faahfaahin intaas dhaafsiusan lagama hayo.

Wixii soo kordha kala soco Pi

<