
Madaxweynihii hore ee Dalka Sheikh Shariif Sheikh Axmed oo khudbad dheer ka jeediyey Xaflada Caleema saarka Axmed Madoobe ayaa yiri
- Waxaan la hadlayaa labada Madaxweyne Maamul Goboleed ee hada kala jooga Deni iyo Axmed Madoobe Anagu waan kasoo quusanay Dowladii Federaalka , Diyaar ayaana nahay ee talo keena “
Hadalka Sheikh Shariif oo aad u kululaa ayaa muujinaya meesha ay kala taagan yihiin Villa Somalia iyo Siyaasiyiinta Muqdisho ka yimid.
Sheikh Shariif wuxuu sheegay in loo baahan yahay wada tashi deg deg ah iyo in Dastuurkii la badbaadiyo.
puntlandi.com
kismaayo