Breaking News—Wafdigii Kenya ee Kismaayo ku wajahnaa oo goordhow ka duulaya Wilson Aiport Magaalada Nairobi

Waxaa hada Garoonka Diyaaradaha Wilson Airport ee Magaalada Nairobi ku sugan Wafdi Balaaran oo ka socda Dowlada Kenya kuwasoo safarkoodu yahay Kismaayo.

Waftigaan ayaa waxay Casumaad rasmi ah ka haystaan Madaxweynaha Jubbaland oo ku casumay Caleema saarkiisa oo lagu wado inuu maanta dhico.

Xalay ayay Dowlada Federaalku waxay soo saartay Amar lagu manuucayo Diyaaradaha Kavdegaya Kismaayo, laakiin safarka Wafdigaan waxay u muuqdaan in Kenya ay iska dhaga tirayso Amarkaas kasoo baxay Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Puntlandi.com
Nairobi

<