Axmed Madoobe oo Jahawareer ku ridey Villa Soomaaliya

Xukuumada Federaalku waxay marakan manuucdey Diyaaradaha Kenya ka imaanaya sababtoo ah Waxay Villa Soomaaliya maqashay in Wafdi xoogan ay kasoo socdaan Kenya si ay uga qayb galaan Caleema Saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Sida Puntlandi.com ay xogta ku hayaan Waxaa hada Kismaayo iyo Nairobi ka socda qaban qaabada Wafdiga Kenya ee Kismaayo kusoo wajahan.

Dhanka kale Dowlada Jubbaland waxay soo saaraysaa Amar ku salaysan Hawadeeda oo ay ku cadeynayso in Hawada Jubbaland ay u furan tahay Diyaarad walba, sidaas awgeedna Amarka Muqdisho uu San waxba ka jirin.

Caleema saarka Axmed Madoobe wuxuu Hirsi la’aan ku ridey Villa Soomaaliya Taasoo keentay inay Hadaba meel Madaxa saaraan ama Warqado amaro ah soo saaraan, Amaradaasoo aan cid u dhag jalaq siin.

Puntlandi.com
Kismaayo

<