Xildhibaan Fiqi : – Hanbalyada deg dega ah ee Ahmed Abiy ee Farmaajo la ordayaa, isagay ceeb ku tahay

Hambalyada degdegta ah ee madaxweyne Farmaajo Guusha Abiy Ahmed ee adduunku ku qiimeeyey hawshii uu dalkiisa ka qabtey sow ma noqon karto mid uu isku dhaliilayo oo hambalyadani ay ku soo aaday asagoo la dagaalsan dawlad goboleedyadii dalka qaarkood, madaxdii hore ee dalka iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka.

Madaxwyne Farmaajo wuxuu ku sugan yahey Adis Ababa asagoo la tuhunsan yahey inuu weydiisanayo Abiy Ahmed ciidamo Itoobiyaan ah oo rabo uu dadkiisa u adeegsado.

Hanbalyadii deg dega ah aheyd ee Madaxweyn Farmaajo u diray Raisal Wasaare Ahmed Abiy,wakhti Madaxweyne Farmaajo u dagaal kula jiro Maamul Goboleedada Dalka

<