Wafdigii labada Aqal ee Federaalka oo Kismaayo soo gaaray


Wali waxaa Kismaayo kusoo qulqulaya Wafuud farabadan, Waxaa Galabta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo Wafdi balaaran oo labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ka kooban.

Wafdiga waxaa hogaaminayay Gudoomiye Xigeenka Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed waxayna isugu jireen Sanataro iyo Xildhibaano.

Sawirada hoos ka daawo

<