War Deg Deg Ah iyo Sawiro— Imaatinka Deni ee Kismasyo oo Magaalada Gilgiley, Sawiro hordhac ah

Waxaa iminka Ku sugan Garoonka Diyaaradaha Kismasyo Nadaxweyne Sayid Axmed Madoobe, oo sugaya Madaxweyne Deni iyo Wafdigiisa.

Garoonka waxaa buux dhaafshay Shacab soo dhaweynaya Madaxweynaha, sidii kale judaskys Magaalada waxaa tan iyo saaka safnas Shacabka oo aad ugu ciida qaba iney soo dhaweeyasn Wafdiga Puntland.

Madaxweyne Deni hada ayay soo caga dhiganeysaa Diyaarada sida.

<