Sawirka maanta — Siyaasiyiinta Koonfurta Soomaaliya haday si Xor ah u hadli karaan

Sawirkaan Waxaan galabta usoo xulanay oo uu muujinayaa in Siyaasiyiintaan ay ka yimaadeen meelo culays Siyaasadeed uu ka jiro ayna adagtahay in ay si xor ah u hadlaan ama u nmuujiyaan Mowqifkooda.

Soomaaliya Way ka gudubtay xiligii afka la isqaban jiray, Hadana Siyaasiyiinta maanta qaar badan waxay dareensan yihiin dhibkii loo soo maray Dowladnimadaan yar ee maanta la haysto sidaas awgeed wax badan ayay xeerinayaan, waana qayb ka mid ah waxyaabaha Sawirkaan laga dheehan karo.

<