Deni oo Kismaayo gaaray, Wafdi kale oo la sigayo

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo horkacaya Wafdi balaaran ayaa goor dhaweyd si diiran loogusoo dhaweeyey Kismaayo.

Madaxweynaha Puntland markii Kosmaayo Yimid hadalkiisii u horeeyey wuxuu ku yiri oo mar kale kusoo celiyey “ Hawada Soomaaliya Ana ahan Dukaan Nin markuu doono Xiranayo”.

Wafdiga Puntland wuxuu ka kooban yahay Labada Gole, Isimo, Siyaasiyiin aan xil hayn iyo Xubno ka tirsan Labada Aqal ee Federaalka Soomaaliya.

<