Breaking News Madaxweyne Deni oo si rasmi ah oo toosa ugu duulay Kismaayo

Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafdiga uu hogaaminayay ayaa goor dhawayd ka duulay Garoonka Diyaaradaha Garowe isagoo kusii jeeda Kismaayo.

Waxaa Kosmaayo ka socda Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweyne Deni.

Puntlandi.com
Garowe

<