Breaking News— Kulan siyaasadeed Caawa ka dhacaya Kismaayo

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Caawa wuxuu Kismaayo kula shirayaa Madaxweynaha Jubbaland iyo Hogaamiyayaasha Xisbiyada Soomaaliya kulankaasoo ka dhacaya Guriga Martida ee Jubbaland.

Wararka ay Puntlandi.com helayaan waxay sheegayaan in kulankaan uu hordhac u ahaan doono Kulamo Kismaayo ka dhici doona oo looga hadlayo Arimaha Soomaaliya.

Kulamada Waxaa ka qaybgalaya , Xasan Sheikh Maxamuud, Shariif Xasan, Sheikh Shariif, Axmed Madoobe, Saciid Cabdullaahi Deni, Cabdiraxmaan CabdiShakuur iyo Cacdikariim Xuseen Guuleef.

Puntlandi.com
Kismaayo

<